Welcome Every day To watch Videos Muhudiin Cade Videos sunday an Saturday 12-18

Mon-Fri 10-20

You can talking For Me Feedbook 13-19 Welcome Now

Muhudiin Cade ARTS

Items: 1 - 8 of 15
1 | 2 >>

hindi af somali Movies

Welcome Brother Come Here! lovemera

Welcome to Lovemera.so!

Your world of amusement and recreation begins here! Our location in Tampere is conveniently located near several great hotels, restaurants, retail shopping centers, and other tourist attractions. Dedicated to family fun and recreation, we are known for hosting live entertainment events, such as concerts, stand-up comedy and sporting events. Our staff is always ready to assist, and ensure that you and your family have an unforgettable experience. We invite you to visit us and enjoy your time here to the max!

Find us at Somalistate,Lentävänniemi, Tampere. Today News Somalia

Dowladda Marekanka ayaa xilligan ku howlan qorshe cusub oo lugu doonayo in lugu horumariyo booliska Soomaaliya oo u dibu dhis iyo habeen ay ku socoto,maadaama uusan muddo dheer shaqeyn booliska dalka.Qorsha ay dowladda Marekanka ku doonayso inay ku horumariso booliska Soomaaliya,waxaa uu yimid kaddib markii maalmo ka hor ay heshiis kala saxiixden ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty iyo wasiirka maaliyadda Soomaliya,Xuseen Cabdi Xalane.Heshiiskan ayaa dhigaya in dowladda Marekanka ay taageero siiso booliska Soomaaliya si dibu dhis loogu sameeyo muddo ka badan 23 sanno oo u dalka ku jiray bur bur iyo dagaallo,kaddib.Waxaa kalo heshiiska lagu qeexay in dowlada Mareykanku ay bixineyso lacag dhan 1.9 milyan dolar, oo lagu horumarinayo shaqooyinka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya McAnulty iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane oo iyagu saxiixay heshiiskaasi laba geesoodka ah, oo loo qoondeeyay lacag dhan 1.9 milyan oo doolarka Mareykanka ah, ayaa dib loogu habeeynayaa qaybaha amniga Qaranka, iyada oo lagu qarashgareenayo mashaariicda horumarinta booliska.Mareykanka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka wada shaqeeyandoona mashaariicda lagu kordhinayo awoodda ciidanka booliiska, si ay uga hortagaan wax kastoo liddi ku ah amniga.Dowladda faderaalka ayaa horay u sheegay in Marekanka uu ballan-qaaday taageero buxda oo u siiyo Soomaaliya,waxaana shalay dalka ku soo xirmay shir uu ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya kaas o u dhaxeeyey madaxda Afrika iyo madaxweynaha Marekanka.

Poll

Do you like our new website?

Yes, I found everything I needed. (12)
86%

No, I didn't find what I was searching for. (2)
14%

Total votes: 14

News

Hindi af somali

14/08/2014 00:20
Hindi af somali Movies Daawo Halkaan Garaac Nasii like Fadlan adoo faraxsan

Questions and Suggestions

07/08/2014 22:54
Would you like to ask us questions about the services we have available? Please contact us, and we...

Movies af Somali judaai

07/08/2014 22:53
Halkaan Garaac ee daawo Movie af Somali By Lovemera.so

Create a free website Webnode